Asbuuc kahor ayay ahayd markii ay
Ciidamada Milatariga Ecuador ay qaadeen talaabo ay kusoo badbaadinayaan
madaxweyne Rafael Correa oo ay Ciidamadi booliska ee banabaaxayay ay
isku gadaameen kadib markii uu u tagay in cabashadood uu wax kala qabto.
Ciidamadii booliska ee banaabaxayay ayaa ah kuwo ka cabanayay
dhaqaale,waxaana markii dambe baaritaano la sameeyay lagu ogaaday in ay
siyaasad kale ka dambaysay,waxaana sida uu wasiiirka arimaha gudaha uu
qabo ay baarayaan ciidii gacanta ka gaysatay.
BACK TO HOME
FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha
masjidka Jaamaca Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshii = D0009350
Bakaal=BA1003
Amal = 0508-04-45721-1001
Fiiro gaar ah: Gololey waxay soo
dhoweyneysaa aragtidaada, mar walbana Aragtidaada waa Muhiim.