Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Haweenay dacwad la yaab leh ku soo oogtey Shineemo (Sheeko qosol leh)2

 
 
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ku Xayeysiiso Gololey Dhamaan Ganacsigaaga, Qiimo Jaban, la xiriir Hadda xafiiskamuqdisho@hotmail.com ama gololey@gmail.com

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan

Haweenay British ah oo ku dhacay Kansar oo saygeeda bartay boqol qodob oo

Waxaa la daabacay: Arbaco, 6 October 2010, 1:10 PM -Gololey Post,
Haweenay British ah oo uu ku dhacay Cudurka Kansarka ayaa markii ay ogaatay in ay qabto cudurkaasi waxaa ay ku dhaqaaqday in ay dardaaran samayso,iyadoona aamintay in ay u dhimanayso.

Haweenaydan British-ka ah ayaa lagu magacaabaa Katie Greene waxaa ay jirtaa 37 sano,waxaana ay tahay mid aad u jecel caruurta,waxaana dardaarankeedii uu noqday mid ay diirada ku saarto sidii ay caruurteeda kadib marka ay dhimato ay nolol wanaagsan ugu noolaan lahaayeen.

Katie Greene waxaa ay kala dardaarantay saygeeda oo lagu magacaabo Louis koritaanka caruurtooda,iyadoona kahor dardaarankeeda usii qadintay qodobada uu caruurta ku korinayo marka ay dhimato kadib..  

Qodobada ay Katie Greene saygeeda ugala dardaarantay koritaanka caruurta ayaa gaarayay 100,waxaana ugu muhiimsanaa cuntada la siinayo caruurta,iyadoona sheegtay in aanu marnaba ku fakarin saygeeda in uu caruurta cuntada uga soo gado maqaaxiyada ama biibitooyinka ,iyadoo sida ay sheegtay cuntooyinkaasi ay ku badanyihiin dufanka taasi oo ay tilmaantay in ay cayilnaan badan ku samaynayaan caruurta cuntooyinkaasi.

Katie Greene waxaa saygeedi ugu celcelisay in uu ka fikiro xili kasta cuntooyinka uu caruurta u karinayo iyo u qubayntooda marka ay u baahan yihiin,waxaana ay kala talisay in uu cid aan isaga ahayn ku aaminin koritaanka caruurtooda.

Louis oo ah sayga haweenayda dardaaranka bixinaysa ayaa sheegay in uu xaaskiisa dhamaan ka qaatay qodobadii ay u sheegtay,iyadoona sida uu sheegay uu dhamaan qodobadii 100 gaarayay uu diiwaan galiyay,waxaana uu sheegay in uu ka filayo caruurtiisa in ay ka qaadan doonaan dhaqan galinta qodobada ay hooyadood ugala dardaarantay koritaankooda

 

BACK TO HOME

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka Jaamaca Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshii = D0009350
Bakaal=BA1003
Amal = 0508-04-45721-100
1

Fiiro gaar ah: Gololey waxay soo dhoweyneysaa aragtidaada, mar walbana Aragtidaada waa Muhiim.

 Contact us: gololey@gmail.com  ama xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)Dhaqaatiirta caafimaadka ee magaalada Dhuusa Mareeb oo ka digay dawooyinka sida qaldan loo adeegsado2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Maamulka degmada X/Jajab ee DKMG oo ka war bixiyay howlgaladii u dambeeyay ee laga sameeyay degmadaasi2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Xildhibaanada kudlada ee baarlamaanka DKMG oo ku baaqay in la baaro dowladaha taageera xoogaga hubeysan 2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Wasiirka warfafinta:” Waa in haweenka sedexda jago ee dowlada ugu sareysa hadaan la wada siin mid laga siiyo, Haweenka ayagaa Ragga ka fiican.01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Shil gaari dhimasho iyo dhaawac geestay oo ka dhacay magaalada Muqdisho01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Golaha dhaqanka Islaamiga B/Hawiye oo cambaareeyay shirarkii caalamiga ee looga hadlayay arrimaha Somalia01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Koror ku yimid biyaha wabiga Shabelle oo walaac xoogan laga muujinayo deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose01/10/10
Wasiirka warfaafinta, Yariisoow oo Gabdhaha saxaafada kula dhex dhacay dhaqan xumo, Daawo Sawirada Gabdho uu xogheyno ka dhigtey oo is dhaqan bedelay...23/09/10

Ma Rabtaa laptop-yo Raqiis ah, Riix halkaan.

Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
BACK TO HOME

Mucjisooyinka Aduunka iyo Qoraalada Cilmiga

Xaarka oo noqdey Kenya wax la isku dhaco. (Maxay tahay sababta) Nin cunay 22 dib qalooc. Yaab badanaa!!
Ninka dunida culus, Maxaad ka taqaan

Qoyska dunida ugu timaha dheer

Naagta dunida ugu dheer(Yey u dhalatay)

Dadka Muqdisho oo ay Qal-Qal geliyeen Taleefano Haddii la qabto lagu dhimanayo.

 

Riix halkaan si qoraalo badan u hesho oo la xiriira

Daawo Qeybtii 2-aad sawiradii wasiirka warfaafinta oo dhaqan xumo kula dhex dhacay gabdhaha RAdio Muqdisho..

 
 
 
 
  Free counter and web stats