Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Haweenay dacwad la yaab leh ku soo oogtey Shineemo (Sheeko qosol leh)2

 
 
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ku Xayeysiiso Gololey Dhamaan Ganacsigaaga, Qiimo Jaban, la xiriir Hadda xafiiskamuqdisho@hotmail.com ama gololey@gmail.com

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan

Musharax xisbiga shaqaalaha dalka Brazil oo ku guulaystay wareegi koowaad ee...

Waxaa la daabacay: Isniin, 4 October 2010, 1:10 PM -Gololey Post,

Guddiga doorashooyinka dalka Brazil ayaa shaaca ka qaaday in wareegii koowaad ee doorashooyinkii ay ku guuleystay haweenayda u tartamaysa xisbiga shaqaalaha balse aysan helin codadkii loo baahnaa oo ahaa %51 taasi oo ka dhigaysa in wareeg labaad la qabto bishan dabayaaqadeeda.

Haweenadan oo lagu magacaabo Dalima Rossef ayaa u baahan in ay hesho boqolkiiba afar si ay u xaqiijiso heerka la doonayey in uu ku soo afjarmo wareega koowaad doorashooyinka ee ay ka qeyb galeen 136 malyuun oo codbixiyaal.

Musharixii ku guuleystaa doorashada ayaa xilka kala wareegaya madaxweynaha haatan haya talada dalka Brazil Luula Di Silva.

Dadka ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya in haweenaydaan ay ka faa’ideysatay shacbiyada madaxweyne Silva iyo koboca dhaqaale ee dalka Brazil.

Iyadoo codkeeda ka dhiibanaysa doorashooyinka dalka Brazil ayey u sheegtay warfidiyeenada in ay aaminsan tahay in doorashooyinkan ay ku guuleysan doonto.

Dhanka kale madaxweynaha dalka brazil oo ah qof dustuurka uu kamamnuucayo in mar saddexaad uu isu soo taago doorashooyinka ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in haweenayda u tartamaysa xisbiga shaqaalaha ay ku guulaysan doonto doorashooyinka madaxtnimo ee dalka brazil.

Wxaa xusid mudan in Dalima Rossef oo ah 62 jir ay ka soo qabatay xilala sare maamulka hadda talada dalka Brazil shantii sano ee la soo dhaafay , waxayna ka soo horjeeday nidaamkii melateri-ga ee ka talin jirey dalka Brazil toddobaatameeyadii qarnigii la soo dhaafay.

Rossef ayaa kula tartamaysa kursiga ninka lagu magcaabo Joosee Seyra oo 68 jir ah islamarkaana la soo shaqeeyey xukuumaddii uu madaxda ka ahaa Fernando Hernandez, waxaana tartan doorasho uga adkaaday madaxweynaha haatan haya talada dalka Brazil sanadii 2002

BACK TO HOME

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka Jaamaca Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshii = D0009350
Bakaal=BA1003
Amal = 0508-04-45721-100
1

Fiiro gaar ah: Gololey waxay soo dhoweyneysaa aragtidaada, mar walbana Aragtidaada waa Muhiim.

 Contact us: gololey@gmail.com  ama xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)Dhaqaatiirta caafimaadka ee magaalada Dhuusa Mareeb oo ka digay dawooyinka sida qaldan loo adeegsado2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Maamulka degmada X/Jajab ee DKMG oo ka war bixiyay howlgaladii u dambeeyay ee laga sameeyay degmadaasi2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Xildhibaanada kudlada ee baarlamaanka DKMG oo ku baaqay in la baaro dowladaha taageera xoogaga hubeysan 2/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Wasiirka warfafinta:” Waa in haweenka sedexda jago ee dowlada ugu sareysa hadaan la wada siin mid laga siiyo, Haweenka ayagaa Ragga ka fiican.01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Shil gaari dhimasho iyo dhaawac geestay oo ka dhacay magaalada Muqdisho01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Golaha dhaqanka Islaamiga B/Hawiye oo cambaareeyay shirarkii caalamiga ee looga hadlayay arrimaha Somalia01/10/10
arrow1.jpg (764 bytes)Koror ku yimid biyaha wabiga Shabelle oo walaac xoogan laga muujinayo deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose01/10/10
Wasiirka warfaafinta, Yariisoow oo Gabdhaha saxaafada kula dhex dhacay dhaqan xumo, Daawo Sawirada Gabdho uu xogheyno ka dhigtey oo is dhaqan bedelay...23/09/10

Ma Rabtaa laptop-yo Raqiis ah, Riix halkaan.

Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
BACK TO HOME

Mucjisooyinka Aduunka iyo Qoraalada Cilmiga

Xaarka oo noqdey Kenya wax la isku dhaco. (Maxay tahay sababta) Nin cunay 22 dib qalooc. Yaab badanaa!!
Ninka dunida culus, Maxaad ka taqaan

Qoyska dunida ugu timaha dheer

Naagta dunida ugu dheer(Yey u dhalatay)

Dadka Muqdisho oo ay Qal-Qal geliyeen Taleefano Haddii la qabto lagu dhimanayo.

 

Riix halkaan si qoraalo badan u hesho oo la xiriira

Daawo Qeybtii 2-aad sawiradii wasiirka warfaafinta oo dhaqan xumo kula dhex dhacay gabdhaha RAdio Muqdisho..

Mindida daab keeda! faallo uu qoray fanaanka weyn ee Bashiir Cali Xuseen  
 
 
 
  Free counter and web stats