Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Haweenay dacwad la yaab leh ku soo oogtey Shineemo (Sheeko qosol leh)2

 
 
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ka baaro Macluumaadka aad dooneysid Google, kuna qor waxaad doonto

 

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan

Hooyo  dishay Caruur ay dhashay

Waxaa la daabacay Talaado, 26 October 2010, Gololey Post

Gobolka Pennsylvania ee wadanka Maraykanka ayaa maxkamad lagu soo taagayaa hooyo dishay Afar caruur ah oo ay dhashay,waxaana haatan ay booliska baarayaan sababaha keenay in ay haweyneydaasi disho caruurteeda.

Haweeynayda dishay caruurteeda ayaa lagu magacaabaa Michele Kalina,waxaana ay jirtaa 44 sano,waxaana qaar kamid ah caruurta ay ku dishay iyaga oo uurka ku jira.

Qayb ka mid ah Ciyaalka Kalina ayaa laga helay iyaga oo mayd ah Container ay ku xirtay,waxaana markii ay waayeen meel ay ka neefsadaan ay ku dhinteen gudaha Conteiner-kaasi.

Kalina waxaa horay loogu xiray xabsi ku yaala Pennsylvania,waxaana ay ahayd bishii August kadib markii la helay Maydka Ninkeeda iyo Gabar ay dashay.

Kalina waxaa ay horay cabasho ugu gudbisay Ninkeeda iyo saaxiibkeed si ay uga badalaan wajiga oo ay Muqaal ahaan sheegtay xanuuno in ay kasoo wajaheen.

Kalina waxaa ay haatan sugaysaa Maxkamad,iyadoona xeer ilaalinta ku howlan kiiskeeda ay sheegeen in ay aad u tira badan yihiin dambiyada dhinaca dilka ah ee loo haysto.

Caruurta dambe ee ay haweenaydani iska dishay ayaa waxaa badankood dhalay saaxiibkeed,iyadoona kadib dilka saygeeda laga cabsi qabay in ay isagana raaciso

 

Maxamed Cali Madka

madkacali@hotmail.com

Tel: 00252-61-5573762

        00252-61-5543833

        00252-62-336003

Mogadishu-Somalia

BACK TO HOME

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka Jaamaca Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshii = D0009350
Bakaal=BA1003
Amal = 0508-04-45721-100
1

Fiiro gaar ah: Gololey waxay soo dhoweyneysaa aragtidaada, mar walbana Aragtidaada waa Muhiim.

 Contact us: gololey@gmail.com  ama madkacali@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)EU naval force disrupts pirate action group

arrow1.jpg (764 bytes)Somali leader warns corrupt government officials
arrow1.jpg (764 bytes)Virginia: Guilty Plea In Threat Against 'South Park' Creators
arrow1.jpg (764 bytes)Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan
 
Ma Rabtaa laptop-yo Raqiis ah, Riix halkaan.
Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
BACK TO HOME
 
 
 
 
  Free counter and web stats