|
Odayaasha dhaqanka Hawiye oo soo saarey Baaq ka dhan ah Shirka New York. |
|
Waxaa la daabacay:
Arbaco, 25 September 2010, 10:10 AM -Gololey
Post, |
|
Golaha odayaasha dhaqanka
Islaamiga ee Beelaha Hawiye ayaa si kulul u cambaareeyay shir madaxeedka
New York ee Qaramda Midoobay.
Madaxda shirka ka qeyb
galeysa ayaa ku baaqay in la soo dhameystiro ciidamada AMISOM ee jooga
magaalada Muqdisho.
Maxamed Maxamuud Guuleed,
afhayeenka golaha dhaqanka Islaamiga ee B/Hawiye oo baaqaasi
cambaareynayo ayaa wuxuu yiri "ciidamo hala soo kordhiyo waa micnaheedu
uu yahay dabka hala sii shido oo xasuuqa hala sii badiyo ayaan u aragnaa,
wax kale looma fahmi karo." |
|
|
|
Wuxuu si kulul u
cambaareeyay dowladda Mareykanka inay dhibaato xoogan ka wada gudaha
Soomaaliya.
Xalka sida lagu heli karo
isaga oo ka waramayay ayaa wuxuu yiri: "xalka wuxuu ku jiraa in la
joojiyo fara galainta shisheeye," ayuu yiri isagoo intaas ku sii daray "Soomaaliya
hadii xal laga rabo iyada ha la'isku daayo,"
Maxamed Max'uud Guuleed
ayaa wuxuu ku baaqay ciidamada AMISOM in dalka looga saaro kuwo kalena
aan lagu soo lug goynin
Contact us:
gololey@gmail.com ama
xafiiskamuqdisho@hotmail.com |
|
Wararka kale ee
Maanta Jira |
War
deg deg ah:Xildhibaan Hilowle Imaam Cumar
oo Geeriyoodey.23/09/10 |
War
deg deg ah:In ka badan 20 Qofood dhimasho,
dhaawaca in ku dhow 80, Madfac ku dhacay goor dhow suuqa Bakaaraha iyo
Duqeymo indho la’aan ah.
23/09/10 |
Wafdiga
la socda M/weyne Shariif ee gaaray New York oo ka waramay rajada ay
qabaan.23/09/10 |
Dagaalo
daba socda duqeymo culus oo ka dhacay degmooyin ka tirsan magaalada
Muqdisho.23/09/10 |
Wasiirka
warfaafinta, Yariisoow oo Gabdhaha saxaafada kula dhex dhacay dhaqan
xumo, Daawo Sawirada Gabdho uu xogheyno ka dhigtey oo is dhaqan bedelay...23/09/10 |
|
Ma Rabtaa laptop-yo
Raqiis ah, Riix halkaan. |
| |
| |
|
BACK TO HOME |
|
Mucjisooyinka Aduunka iyo Qoraalada Cilmiga |
Xaarka
oo noqdey Kenya wax la isku dhaco. (Maxay tahay sababta) |
Nin
cunay 22 dib qalooc. Yaab badanaa!! |
Ninka
dunida culus, Maxaad ka taqaan |
Qoyska
dunida ugu timaha dheer |