Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Live Score- Sport
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Waxaanu kuu heynaa Barnaamijyo Mobile-kaaga ama PC-gaaga aad ku shuban karto oo ku siinaya adeeg Free ah ka baar halkaan

 

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan

Xusul Duub lee maan ku jiraa, goormaan xasilaa!!

Waxaa la daabacay Sabti,20 November 2010, Gololey Post
ku Shubo Mobile-kaaga opera Mini ku Shubo Mobile-kaaga Magacyada Alle

Faadumo Xasan oo ah hooyo dhalinyar, kuna nool magaalada Muqdisho ayaa ku calaacashay,” Xusul Duub lee maan ku jiraa, goormaan xasilaa!!, iyadoo wejigeeda uu ka muuqdey wel wel walaac ximbaarsan. 

“sanadkii afaraad ayaan ku jira guluf iyo hadba meel deg, Aniaga iyo ninkeyga ma arkin 3 bil oo aan si saani ah u wada joogno, waayo wax yar kadib markii uu I guursadeyba nasiib xumo dagaaladii Maxakamadaha ayaan kaga soo qaxney xaafadeenii” ayay tiri.. 

“xaafadii aan u qaxney iyadoo markii horeba deegaan rasmi ah aanan ku ahayn ayaan hadana ka sii qaxney, waxaaba ka sii daran waxaa adkeyd in fursad aan farxada ku qeybsao aan isku helno seygeyga, maadaama cidii aan dul saarkaku ahayn xaafadooda uu ciriir ahaa” ayay tiri.

:cunugan qax ayaan ku dhalay, kadibna maxaaba la dhalaa, waaway niyadii: ayay hadalkeeda sii raacisay, iyadoo indhaha ku xajineysa wiilkeedii yaraa oo ay gacanta ka heysay…

“Waxaan la yaabanahay, waqtiga sidaan muu nooga dhamaanayaa, Ileyn Soomaaliyeey nasiibkiin ba’”.

 

  arrow1.jpg (764 bytes)Bluetooth hacker, Ma rabtaa Mobileka qof kale in aad wax ka wacato adigoo aan taaban, degso barnaamijkan

arrow1.jpg (764 bytes)Free SMS sender, Messmo waa barnaamij kuu saamaxaya in aad mobile-kaaga ka dirsan karto fariin qoraaleed, adigoo wax lacag ah aaney kaa bixin,

  BACK TO HOME

  Contact us: gololey@gmail.com  ama madkacali@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

BACK TO HOME
Maxaad ka taqaan wadanka ugu sigaar cabida badan Caalamka?. Raga British-ka ah oo isqurxinta kaga batay
Burcad badeeda oo ku goodiyay dilka Rag saraan Markab dhowaan ay afduubteen. arrow1.jpg (764 bytes)Haweenayda Dunida ugu geesisan

arrow1.jpg (764 bytes)Darawal Wargeysyada iyo Buugaagta Aqriya isagoo gaari wada

   
 
 
  Free counter and web stats