Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

 
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
Somali Links
» Arts
»
AfrikadaBari
» AllPuntland
» Allsomali.com
» Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Awdelnews.com
» Amin Arts

» Bakaaraha
» Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

 

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

 

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

 

» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

 

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo

» Lafoole.com

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan

Faransiiska oo dhiiri galin ku tilmaamay cajalad ay kasoo muuqdeen lahaystaal faransiis ah

Waxaa la daabacay: Jimco, 1 October 2010, 1:10 PM -Gololey Post,

Afhayeen u hadlay Wasaarada arimaha dibada Faransiiska Bernard Valero ayaa sheegay in ay tahay dhiiri galin in lagu arko lahaystayaasha faransiiska iyaga oo kasoo hormuuqda cajalada muuqaal ah oo laga soo duubay.

Afhayeenku waxaa uu sheegay awalba in ay aamin sanaayeen in lahaystayaasha Faransiisku ay nool yihiin,haatana marka ay iyaga oo hadlaya ku arkeen taleefishinada ay uga sii farxada badnaatay,waxaan uu sheegay xiligan in dowladoodu ay ku howlan tahay sidii loosoo dayn lahaa lahaystayaasha iyaga oo bad qaba.

Maalintii shalay ayay ahayd markii ay Cajalada Muuqaalka ah oo ay Al qacidada galbeedka Afrika ay soo dirtay ay kasoo hormuuqdeen todobo lahaystayaal ah oo 5 kamid ah ay ahaayeen kuwo u dhashay Farance halka labada kale ay kasoo jeedeen qaarada Afrika.

Al qacidada galbeedka Afrika ee ay u afduuban yihiin lahaystayaasha Faransiiska ah ayaa uga digay dowlada Paris in ay isku daydo in ay xoog kusoo furato lahaytayaasha,iyadoona taasi hadii ay dhacdo sheegay in ay dili doonaan dhamaan lahaystayaasha faransiiska ah.

Dowlada Faransiiska oo inta badan howl galo Milatari kusoo furata muwaadiniinteeda ayaa xiligan waxaa ay sheegtay in aanay qorshaha ugu jirin arintaasi,waxaana howsha ugu weyn ee ay arintaasi ka galayaan ay tahay wadahadal

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka Jaamaca Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshii = D0009350
Bakaal=BA1003
Amal = 0508-04-45721-100
1

Fiiro gaar ah: Gololey waxay soo dhoweyneysaa aragtidaada, mar walbana Aragtidaada waa Muhiim.

 Contact us: gololey@gmail.com  ama xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)Al-Shabaabka Marko oo sheegay in aysan waxba ka dhigeyneyn diyaaradii duqeysay27/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay magaalada Beledweyne iyo hareeraheeda ee gobalka Hiiraan.27/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Agaasimihii Horn Afrik oo helay xoriyadiisa27/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)SHil gaari oo ay dadku dhinteen.27/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Kudlada Toosinta oo digniin u direy madaxweynaha.27/09/10
Madaxa Interpool oo la jabsadey facebook-giisa (Dagaalka tuugada Internet-ka 26/09/10
Haweenay dacwad la yaab leh ku soo oogtey Shineemo (Sheeko qosol leh)26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Diyaarad xabado ku ridey Guri ku yaala Marka.26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Puntland oo soo dhoweysay Hadalkii Mareykanka.26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Prof. Muxudiin Cali Yuusuf oo sheegay inuu u taagan yahay musharaxa Ra'iisal Wasaarenimo26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Kenya oo sheegtay hogaamiyeyaasha dalalka Africa in aysan marnaba ogolaan doonin in la qabsado Muqdisho26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)M/weyne Shariif sheegay R/wasaare cusub oo karti iyo daacadnimo leh inuu soo magacaabayo26/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Dowladda KMG oo wax laga xumaado ku tilmaamtay go'aankii Ahlu Sunna ay ka gaartay heshiiskii labada dhinac. 26/09/10
Daawo Qeybtii 2-aad sawiradii wasiirka warfaafinta oo dhaqan xumo kula dhex dhacay gabdhaha RAdio Muqdisho.. 25/09/10
USA "Xiriir ku aadan xaalada Somaliya ayaan la sameyn doonaa Puntland & Somaliland"25/09/10
Mas’uuliyiin Puntland oo booqasho ku tagay deegaano ka tirsan Sool.25/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Odayaasha dhaqanka Hawiye oo soo saarey Baaq ka dhan ah Shirka New York25/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)War murtieed ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo ka soo baxay shirka magaalada New York ee xarunta QM.25/09/10
arrow1.jpg (764 bytes)Xaalada Beledweyne ee Saakay iyo dagaaladii shalay oo faah-faahin laga bixiyay25/09/10
Wasiirka warfaafinta, Yariisoow oo Gabdhaha saxaafada kula dhex dhacay dhaqan xumo, Daawo Sawirada Gabdho uu xogheyno ka dhigtey oo is dhaqan bedelay...23/09/10

Ma Rabtaa laptop-yo Raqiis ah, Riix halkaan.

Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
 
BACK TO HOME

Mucjisooyinka Aduunka iyo Qoraalada Cilmiga

Xaarka oo noqdey Kenya wax la isku dhaco. (Maxay tahay sababta) Nin cunay 22 dib qalooc. Yaab badanaa!!
Ninka dunida culus, Maxaad ka taqaan

Qoyska dunida ugu timaha dheer

Naagta dunida ugu dheer(Yey u dhalatay)

Dadka Muqdisho oo ay Qal-Qal geliyeen Taleefano Haddii la qabto lagu dhimanayo.

 

Riix halkaan si qoraalo badan u hesho oo la xiriira

Daawo Qeybtii 2-aad sawiradii wasiirka warfaafinta oo dhaqan xumo kula dhex dhacay gabdhaha RAdio Muqdisho..

 
 
 
 
  Free counter and web stats