Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Live Score- Sport
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ka baaro Macluumaadka aad dooneysid Google, kuna qor waxaad doonto

 

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan- Gololey Sports (Riix)

Maxaad ka taqaan wadanka ugu sigaar cabida badan Caalamka?.

Waxaa la daabacay Khamiis,18 November 2010, Gololey Post

Wadanka Ruushka oo dhaca Waqooyiga Qaarada Asia iyo Bariga qaarada Yurub ayaa waxaa uu noqday sanadka wadanka loo calaamadeeyay in uu noqdo kan ay ugu badan yihiin dadka sigaarka caba caalamka.

Hay ada caafimaadka aduunka ee qaramada midoobay WHO ayaa sanada warbixinteedii ay kasoo saartay sigaar cabista caalamka,waxaa ay kaalinta ugu horaysa sanada ay siisay wadanka Ruushka.

WHO waxaa ay sheegtay sanada in uu Ruush-ku noqday 40% sigaar cabista caalamka,iyadoona tirada dadka sigaarka caba ee wadankaasi ay gaareen 4390,000 oo qof.

60% Raga Ruush-ka ayaa noqday kuwo sigaarka si aad ah u caba,iyadoona haweenku ay noqdeen 22%,waxaana 18% noqday caruurta iyo dadka waaweyn ee iyaguna sigaarka caba.

Dowlada Ruush-ka waxaa ay sanada samaysay sida lagu sheegay warbixinta WHO isku dayo ay uga hortagayso yaraynta isticmaalka sigaarka,waxaana ay dhintay xayaysiiyada sigaarka loo samaynayo.

Qiyaas ahaan dadka ugu dhintay sanad kasta Ruushka sigaar cabista ayaa gaaraya 500,000,waxaana ay dowlada haatan ee dalkaasi wadaa qorshayaal ay gabi ahaanba dadka ruushka uga dhaadhicinayso joojinta isticmaalka badan ee sigaarka

 

  BACK TO HOME

  Contact us: gololey@gmail.com  ama madkacali@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

BACK TO HOME
 
  Free counter and web stats