Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Live Score- Sport
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ka baaro Macluumaadka aad dooneysid Google, kuna qor waxaad doonto

 

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan- Gololey Sports (Riix)

“Ha la joojiyo dagaalada Gal-Gaduud” Baaq ay soo saareen Somaliada Filand.

Waxaa la daabacay Isniin , 08 November 2010, Gololey Post
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaalida ee ku nool dalka Finland ayaa maanta soo saaray baaqnabadeed ay ku dalbanayaan in la joojiyo dagaalo beeleedyada Maalmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan Galgaduud.

BAAQ NABADEED

Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee nabada jecel gaar ahaan Beesha Cayr H/gidir ee Finland waxay aad uga xuntahay dagaalada kasiisocaonaya guud ahaan Somalia waxayna kacodsanayaan dadka dagaaladaas maata laysnimadaa wadaa in ay joojiyaan colaadaha iyo dhiiga dadka walaalaha ah ee sida micna la,aantaa loo daadinayo.

Waxgaradka Beesha Cayr waxay si gooniya u codsanayaan in lajoojiyo Dagaalada kasoo cusboonaaday Gobolada dhexe ee Somalia,oo u dhexeeya beelo walaalo ah oo ay ka dhexeeyaan Islamnimo,Somalinimo,derisnimo,

 

Beeshaasi waxay usoo jeedinaysaa dhinacyadaas is dilaya in ay dib u milicsadaan bal in ay jiraan wax faa,iidaa oo laga helay isdilkii hore,waxaa hubaala faa,iido iska dhaafe in laga dhaxlay uurkutaalo qofkasta gurigiisa ugu gashay,weliba qofkasta oo walaalkiis muslim ah gardaro kudilay ilaahay markii ay lakulmaan ayuu arki doonaa dhibaato kabadan mida maanta uu dareemayo.

Waxgaradka Beesha Cayr ee Finland waxay usoo jeedinayaan dhamaan wax garadka Soomaaliyeed gaar ahaan waxgaradka degaanada Gobolada dhexe ee Somalia in ay u istaagaan qaboojinta xiisadaas colaadeed.

Ugudanbayntii dhamaan Somalida waxaan u soo jeedinaynaa in ay Ilaahay cabsadaan oo qofkasta oo Somali ah uu maskax,maal, iyo muruq ugu deeqo sidii loo joojin lahaa colaadaha halakeeyey Qarankii Soomaaliyeed,qofkastaana uu iskudayo in uu naf badbaadiyo intuu uu naf dililahaa.

Walaalayaal waxa somalia halkaan dhigay maahan in aan kaliidano qowmiyadaha aduunka kunool ee waa denbi aan anagu galnay iyo Hogaankii oo naga xumaaday, iyo waxa lugu sheego beesha caalamka oo inta badani go,aansadeen in ay xooga saaraan sidii Somalia loogu gacan gelin lahaa Cadawgooda,hadana denbigii ayaan sii badsanaynaa,waxa kaliya oo noo muuqanaya waa xurguf yar oon micna lahayn oo dhexdeenaa,waxaana naga dahsoon oon arki la,nahay isir sifaynta nugu socota,Soomaaliyeey miyaan sugaynaa halaag aan waxaba reebin oo xaga alle nooga yimaada

 

BACK TO HOME

  Contact us: gololey@gmail.com  ama madkacali@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)EU naval force disrupts pirate action group

arrow1.jpg (764 bytes)Somali leader warns corrupt government officials
arrow1.jpg (764 bytes)Virginia: Guilty Plea In Threat Against 'South Park' Creators
arrow1.jpg (764 bytes)Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan
Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
BACK TO HOME
 
  Free counter and web stats