Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

Live Score- Sport
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
 
 

Ka baaro Macluumaadka aad dooneysid Google, kuna qor waxaad doonto

 

Tikidhada Jubba Airways meel kasta aad joogto ka goos website-keeda Riix Halkaan- Gololey Sports (Riix)

Nin Xabad isku dhuftey isagoo hurdaya, kadibna …

Waxaa la daabacay Talaado, 02 November 2010, Gololey Post
Mid kamid ah qisooyinka ugu xiisaha badan dhinaca la yaabka ayaa waxaa ay ka dhacday wadanka Maraykanka kadib markii uu Nin waayeel ah xabad isku dhuftay,garana waayay cidii ku dhufatay.

Sandfuhr Rothman oo ah 60 sano jir Maraykan ah ayaa waxaa uu u wacay booliska kadib markii uu garan waayay cidii xabada ku dhufatay markii uu soo kacay subaxdii isaga oo dhiigaya.

Booliska deegaanka uu ku sugnaa Sandfuhr Rothman ayaa waxaa ay ku wareereen helitaanka cida Ninkaasi xabada ku dhufatay,waxaana kadib baaritaan dheer oo ay FBI-da ka qayb qaadatay la ogaaday in uu Ninkaasi isaga is dhaawacay xili uu hurday.

Ninkan da da ah ee lagu magacaabo Sandfuhr Rothman ayaa waxaa uu ahaa mid caan ku ah haysashada bastooladiisa xiliga uu seexanayo iyo xiliga kale ee uu u baahanyahay in uu waxdoontaba.

Habeenka uu xabada isku dhufanayo Sandfuhr Rothman waxaa ay beestooladiisu taalay meel 9 Millimitre u jirta,waxaana uu isaga oo qarwaya uu baksoolada isaga dhuftay ruuga,mana dareemin ilaa uu sabaxnimadii arkay dhiiga

Maxamed Cali Madka

madkacali@hotmail.com

Tel: 00252-61-5573762

        00252-61-5543833

        00252-62-336003

Mogadishu-Somalia

BACK TO HOME

  Contact us: gololey@gmail.com  ama madkacali@hotmail.com

Wararka kale ee Maanta Jira

arrow1.jpg (764 bytes)EU naval force disrupts pirate action group

arrow1.jpg (764 bytes)Somali leader warns corrupt government officials
arrow1.jpg (764 bytes)Virginia: Guilty Plea In Threat Against 'South Park' Creators
arrow1.jpg (764 bytes)Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan
Wararkii Hore Hadaad Rabto in aad aqriso Riix Halkaan
BACK TO HOME
 
  Free counter and web stats