Ciidamada Amaanka wadooyinka Toronto
waxaa ay haatan xabsiga dhigeen Ninkan,waxaana sida uu sarkaalku xusay
ay ku haystaan dambi ah in uu ka indha adaygay joojinta wax akhriska
xiliga uu baabuurka wado.Wadooyinka ugu mashquulka badan dhinaca
gawaarida ee wadanka Canada ayaa waxaa ay ku yaalaan Koonfur Galbeed
Wadankaasi,waxaana sida uu sarkaalku sheegay uu khatar ugu jiraa
Ninkaasi in uu shil la kulmo.
Ciidamada Amaanka wadooyinka Toronto waxaa ay sheegeen in ay ka
hortageen shil ku yimaada Ninka ay xireen,waxaana ay ka digeen in uu
ninkaasi wado khaldan tuso dareewalo badan oo wax akhriska jecel oo ku
nool wadankaasi Canada
Maxamed Cali Madka
madkacali@hotmail.com
Tel: 00252-61-5573762
00252-61-5543833
00252-62-336003
Mogadishu-Somalia
BACK TO HOME