Home

Contact us

City Voice Radio

Downloads

Heeso

Gabayo

 

 

 
BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 18:00-18:30
Somali Links
» Arts
»
AfrikadaBari
» AllPuntland
» Allsomali.com
» Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Awdelnews.com
» Amin Arts

» Bakaaraha
» Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

 

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

 

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

 

» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

 

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo

» Lafoole.com

  Radio Gololey + City Voice Radio coing Soon!!!

Sabti

Axad

Isniin

Talaado

Arbaco

Khamiis

Jimco

Mouritania oo dagaal ba an la gashay kooxo lagu tuhunsanyahay Al qacido

Gololey Post, 18 September 2010

Dowlada Mouritania ayaa ku qaaday mid kamid ah howl galadeedii ugu xooganaa Al qacidad galbeedka Afrika ee fadhiisinka ku leh xuduuda ay Mouritania iyo Mali wadaagaan 

Howl galka ay ciidamada Mouritania qaadeen oo ah kuwo xaagan ayaa sida ay kusoo warameen qaar ka tirsan saxafiyiinta ku sugan xuduuda labnada dal ay sheegayaan in dagaaladii haatan layskula galay gudaha Mali,iyadoona aan wax war ah kazoo bixin dowlada wadankaa MALI.

Kooxaha ay Dowlada Mouritania weerarka ku qaaday ayaa sida la  Aaminsanyahay  waxaa ay ka dambeeyeen weeraro iyo qaraxyo kala duwan oo ka dhacay dalalka kulaala Waqooyi galbeed qaarada Afrika.

Dowlada Faransiisku waxaa ay dhinaceeda sheegtay in ay Aaminsantahay in kooxda haatan la weeraray ay ka dambaysay afduubkii horay loogu gaystay Sagaal Muwaadin oo u dhashay wadankeeda,qaarkoodna weli lagu haysto wadamo ay Mali kamid tahay.

Dowlada Mali afhayeen u hadlay ayaa sheegay in dagaalku haatan uu ka socda gudaha wadankooda,gaar ahaana deegaan lagu magacaabo Hassissidi, oo 100 km dhinaca waqoyi ee gobolka Timbuktu.

Howlgalka la dagaalanka Al qacidada galbeedka Afrika ee ay haatan dowlada Mouritania qaaday ayaa u muuqda in uu yahay mid lamid ah kii ay dhowaan dowlada Aljeria ay saxaraha dalkeeda kula gashay iyagan koox sidaasi oo kale fadhiisin ku leh wadankaasi

 Contact us: gololey@gmail.com  ama xafiiskamuqdisho@hotmail.com

BACK TO HOME

Mucjisooyinka Aduunka iyo Qoraalada Cilmiga

Xaarka oo noqdey Kenya wax la isku dhaco. (Maxay tahay sababta) Nin cunay 22 dib qalooc. Yaab badanaa!!
Ninka dunida culus, Maxaad ka taqaan

Qoyska dunida ugu timaha dheer

Naagta dunida ugu dheer(Yey u dhalatay)

Dadka Muqdisho oo ay Qal-Qal geliyeen Taleefano Haddii la qabto lagu dhimanayo.

 

Riix halkaan si qoraalo badan u hesho oo la xiriira

 
 
 
 
  Free counter and web stats