Kontakt

Qoysas badan oo ka hayaamay Deg.Buulo Burte dibna ugu laabanaya goobihii ay ka qaxeen

GololeyOnline: Muqdisho, Talaado 13/05/2008

Dadka ku dhaqan Degmada Buula barde ee Gobalka hiiraan ayaa waxa ay bilaaben in ay dib ugu laabtaan gudaha Degaankaasi oo ay horay uga qaxeen cabsi ku aadan dagaalada u dhaxaya kooxaha xubeesan iyo ciidamdada dowlada Ethiopia oo halkaasi fariisimo ka sameestay.

Xaawo cli oo kamid ah dadka ku soo laabtay Gudaha Degmada Buula Barde ayaa waxa ay sheegtay in ay Gudaha Degmadaasi ay ka qaxday mudo laba Todobaad ka hor ah xiligaana ay ku dhiiratay kadib markii sida aysheegtay dad fara badan ay ku soo laabteen degmada Buula Barde ee G/Hiiran.


maalmo ka hor markii ay Gudaha Degmadaasi ay iskaga baxeen ciidamada Dowlada Ethiopia ayaa waxa ay ka war dhoorayeen dadka ka qaxay Degmadaasi sida ay xaalada noqon doonto maadaama marka ay ka baxaan Ciidamada Ethiopia ay Gudaha Degmadaasi ay soo gali jireen xogaga hubeesan waxa ayna dadku hada muujinayaa rajo wanaagsan oo ku aadan dhinaca nabada xili aysan ka jirin wax maamul ah Guudahaan Gobalka Hiiran.

C/casiis C/llaahi Maxamed (really)
Muqdisho - Soomaaliya

Xafiiska Wararka Gololey Online
Muqdisho - Soomaaliya
www.webmaster@gololey.com

Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Gololey--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame

Calanka

Allkheyraad

Dayniile

Somaliweyn

Horseednet

jidbaale

shabelle.net