Qada sharaftaan oo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan Bulshada qeybaheeda kala duwan sida:- Waxgaradka, Odayasha Dhaqanka, Dhalinyarada Isportiga, Fanaaninta iyo dadweyne kale oo aad u fara badan.
Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Xasan Cadoow “Daaci” oo ka hadlay Qadasharftas oo uu usameeyey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Mudane Tarsan ayaa sheegay in Dadweynaha Ku nool degmada wadajir ay Gacmahoda ku keensadeen Nidaamkan iyo amaankan ka jira Degdamada.
Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed “daaci” oo hadalkiisa sii wata ayaa maamulka gobolka gaar ahaan gudoomiyaha cusub ugu baaqay in Shacabka ku nool Wadajir loo aqoonsado dad Nabadeed Kuna sifoobay, isagoo tilmaamay in ammaanka ka jira degmada ay ayagu hormuud u yihiin.
Ugu Dambeytii Gudoomiyah degmada Wadajir ayaa ku soo wareejiyey Guddoomiyha Cusub ee gobolka Banaadir Dhamaan Deeganada Ku haareysan Degmada Wadajir Sida dekedii Hore ee Baqal, Jaziira Iyo Jiida Hore ee Ku suganyihiin Cidamada degmda iyo Ciidanka XDS.
Related posts:
- Guddomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Markii ugu horeesysay booqasho Ku yimid Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey Daawo Sawiradii .20/7/2010 Fantisyo Balaaran oo lagu soo dhaweynayo gudoomiyaha cusub ee gobolka...
- “wax Ahlu suna la yiraahdo oo ka dagaalamay Ruunirgood ma jiraan, ayagaaba hoteelo Qaxooti ku ah, maxay wax difaacayaan ama weerarayaan” gudoomiyaha Wadajir. 15/04/10 “wax Ahlu suna la yiraahdo oo ka dagaalamay Ruunirgood ma...
- Amaanka degmada Wadajir oo kulan laga yeeshay.10/04/10 Kulan balaaran oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa...
- Xildhibaan Xuseen Caraale Cadaan” oo ku tilmaamay Dadweynaha Ku nool Degmada Wadajir inay yihiin Jaamacada laga Barto Amniga.21/7/2010 Xildhibaanka oo ka hadlaayey Munaasabad ka dhacdey garoonka Kubada koleyga...
- Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo ka digay ciidamada Dowladda KMG ah inay hubkooda ka iibsadaan ganacsatada hubka.19/7/2010 Warcad oo ka soo baxay Taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir...
Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.