Xildhibaanka oo ka hadlaayey Munaasabad ka dhacdey garoonka Kubada koleyga ee degmada wadajir oo soo dhaweyn u aheed Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Mudane Tarsan ayuu ku tilmamaay shacabka Degen degmada wadajir inay yihiin Jaamacad ayna tahay inay ku daydaan dadweynha ku nool Gobolka intiisa kale.
Xildhibaanka oo aad u Amaanay amaanka iyo kala dambeynta ka jirta Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey ayaa sheegay inay hormuud u yihiin 16-ka Degmo ee gobolka Banaadir, lagana rabo Shacabka ku dhaqan degmooyinkaas inay sii laba laban dadaalkoodaas lagu amaanaayo ee ah Amaanka ay sameysteen xili Degmooyinka kale ee Gobolka Banaadir ay haawanaayaan.
Xildhibaanka ayaa ugu baaqay ha,adaha deeqda bixiya inay arkaan Degmooyinka oo ay ku soo bara kaceen dad aad u fara badan oo ka soo barakacay dhamaan degmooyinka ay ka kooban uu ka kooban yahay Gobolka banaadir.
ugu dambeyntii ayuu xildhibaanka ayaa ku booriyeye waxagarda, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada wada jir inay si wadajir ah uga wada sahqeeyaan dhowrista nimaamkaan quruxda badan leh.
Related posts:
- Amaanka degmada Wadajir oo kulan laga yeeshay.10/04/10 Kulan balaaran oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa...
- Faah-Faahin ku saabsan Madaafiic lagu garaacey degmada Wadajir. Gololey 21 aprill:- Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid...
- Ururka Al-Shabaab oo sheegay inay dib ula wareegeen Degmada Ruu-nirgood iyo Gudoomiyaha Degmadaasi oo sheegay inay ku hareeraysan yihiin Waxaa soo baxay in maamulka Xarakada Al-shabaab ee Gobolka Shabeelaha...
- Guddomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Markii ugu horeesysay booqasho Ku yimid Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey Daawo Sawiradii .20/7/2010 Fantisyo Balaaran oo lagu soo dhaweynayo gudoomiyaha cusub ee gobolka...
- Guddoomiye Ahmed Daaci oo Qadashar guriigasa ugu sameeyey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Mudane Tarsan.21/7/2010 Qada sharaftaan oo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan Bulshada...
Related posts brought to you by Yet Another Related Posts Plugin.