UserOnline
Archive for June, 2010
-
Qaar ka mid ah wasiirada Xuukumada Riyaale oo is Casiley. 24/6/2010
Posted on June 24, 2010 | No CommentsIyadoo doorashada madaxtinimda maamulka la magac baxay Somaliland ay naga xigto laba maalmood oo kaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxaa jagadii ay xisbiga UDUB u hayeen iska casilay wasiirka madaxtooyada Xasan Axmed Macalin, wasiirka warshadaha Axmed Cali Ubaxle iyo xubno ka tirsan kuwa golaha dhexe... -
Dagaal Qaraar oo xalay Ka Dhacay Afaafka Hore ee Magaalada Laascaanod 24/6/2010
Posted on June 24, 2010 | 1 CommentDagaal la isku adeegsaday hubka cul culus ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool halkaasi oo ay fariisin ku lahaayeen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Somaliland. Daryanka madaafiicda aya laga maqlayay gudaha magaalada Laascaanood, iyadoo dadka deegaankana ay sheegayaan in la is... -
Xisbul Islaamka oo sheegtay in ay kusoo biireen askar ka tirsan dowlada KMGS Xili Uu Ururkaasi Sii Bur Burayo.23/6/2010
Posted on June 23, 2010 | No CommentsUrurka Xisbul Islaam oo hada maraya marxaladi mariilnimada ee uu ku burburayey ayaa sheegay in shalay ay kusoo biireen ciidamo ka tirsan dowlada KMGS. Hadal ay kasoo saareen degmada Luug ee cirifka gobolka Gedo ayey ku sheegeen in afar askari oo kasoo goosatay ciidamada dowlada... -
Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga oo is casilay.
Posted on June 9, 2010 | No CommentsWasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa maanta is casilay, xilli shalay ay is casileen qaar ka mid ah wasiirada ku jira dowlada. C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo ahaa wasiirkaasi ayaa maanta sheegay in uu isaga tagay shaqada, isagoo sheegay in xukuumada ay... -
Maamulka G/Banaadir oo ka warbixiyay Qaraxii Xamar Jajab.09/06/10
Posted on June 9, 2010 | No CommentsMaamulka Gobolka Banaadir ee dowlada federaalka kg-ka Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay qaraxii maanta ciidamo ka tirsan kuwa dowlada federaalka lagula beegsadey degmada Xamar Jajab, gobolka BAnaadir. Afhayeenka Gobolka BAnaadir Maxamed C/laahi Cariig oo saxaafada hadal siiyay goor dhoweyd ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen... -
Iska hor imaad goor dhow ka qarxey Isgoysyada Bakaaro iyo Dabka iyo duqeymo socda.09/06/10
Posted on June 9, 2010 | No CommentsIska hor imaad aad u culus oo ay daba socdaan duqeymo xoogan ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa ka qarxey inta u dhaxeysa isgoysyada Bakaaraha iyo Dabka, iyadoo dagaalkani uu u dhaxeeyo ciidamada Xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin iyo ururka... -
Wasiirka Lacagta:hadaan nahay dowladda KMG waxaan gabnay kaalinteenii wadaninimo”09/06/10
Posted on June 9, 2010 | No CommentsWasiirka lacagta dowladda KMG Soomaaliya Injineer C/raxmaan cumar yariisoow oo wareysi siiyay Hornafrik isagoo ku sugan dalka Cameron ayaa soo dhoweeyay is casilaadii wasiiro ka tirsan xukuumadda KMG oo istiqaaladooda u gudbiyay ra’isul wasaare Cumar C/rashiid, isagoo tilmaamay in dowladda KMG xubnaha ku jira oo... -
Al-Shabaab:”Tv-ga Universal lama daawan karo, waxna laguma xayeysiisan karo..” BAYAAN-09/06/10
Posted on June 9, 2010 | No CommentsBayaan ka soo baxay hogaanka sare ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dadka looga digay daawashada TV-ga Univesal oo ay sheegeen inay ku dhaceen fal diinta looga baxayo maamulka, wariyihii,iyo sawirqaadihii soo diray Warbixintii ay ku jirtay sawiro kartuun ahaa oo lagu aflagaadeeyay nabigeena NNKH. Hogaanka... -
Dowlada:” Waxba nooma dhimeyso is casilaada wasiirada qaarkood, waana..”
Posted on June 9, 2010 | No CommentsDowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in waxba aysan u dhimi doonin dowlada is casilaadii ay sameeyeen qaar ka mid ah wasiirada dowlada oo shalay is casilay. Afhayeenka wasaarada warfaafinta, C/ridaaq Qeyloow oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in casilada wasiiradan aysan caqabad ku noqon... -
Kooxo Hubeysan oo weeraray kolonyo Gar-gaar wadey. 09/06/10
Posted on June 9, 2010 | No CommentsKooxo hubaysan oo aan la shaacin cida ay ka tirsan yihiin ayaa Caasimada Wadanka Pakistan ee Islam abad ku weeraray Kolonyo gawaari ciidan ah oo gargaar u siday ciidamada NATO ee wadanka Afganistan. Gawaarrida Kolonyada ah ayaa maalinimadii shalay waxaa lagu weeraray meel 10 km...