UserOnline
Archive for May, 2010
-
Xarar-dheere oo Amaro lagu soo rogey. 31/05/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsWararka laga helayo deegaanka Xarardheere oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegaya in ururka Xisbul Islaam ee dhowaan gacanta ku dhigey deegaankaasi ay halkaasi ku soo rogeen amaro. Wararka waxay leeyihiin Amarada lagu soo rogey halkaasi waxaa ka mid ah in Qaadka aan lagu dhex... -

Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay Hiiraan.31/05/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsCiidamada dowlada federaalka ee gobolka Hiiraan saraakiil hogaamineysa ayaa guulo ka sheegtey dagaal saakay waaberigii ka dhacay gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo kuwa Xisbul Islaam uu dagaal ku dhex maray duleedka magaalada Beledweyne, xarunta goboka Hiiraan. Wararku waxay leeyihiin ciidamada dowlada ee... -
Xisbul Islam:”Waa in la xiraa xarumaha Universal ee ..”31/05/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsMaamulka Xisbul Islaam oo ka mid ah kooxaha ka jira gudaha dalka Soomaaliya ayaa amar ku bixiyay in albaabada loo aabo dhamaan xarumaha ay Telefshinka Universal ku leedahay dalka Soomaaliya. Macalin Xaashi Maxamed Faarax, gudoomiyaha gobolka Banaadir ee Xisbul Islaam oo maanta saxaafada kula hadley... -
Askari ka tirsan dowlada oo Qof rayid ah toogtey.31/05/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsAskari ka tirsan ciidamada dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa diley qof rayid ah, magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhacay degmada Xamar Jajab, iyadoo ninka la diley uu ka mid ah darawalada gaadiidka BL-ka ah ee ka shaqeeya xamar weyne iyo Bakaaraha. Goob joogayaal ayaa sheegay... -
Al-Shabaab ooo dagaal ku qaadey Ceel-Barde.31/05/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsWararka laga helayo deegaanka Ceel-barde oo ka tirsan gobolka BAkool ayaa sheegaya in saakay uu halkaasi dagaal ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ay duulaan halkaasi ku qaadeen,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xarakada. Dagaalkan ayaa daba joogey dagaalo... -
Dagaal xoogan oo saakay ka dhacay Magaalada Baladweyne.31/5/10
Posted on May 31, 2010 | No CommentsDagaalka ayaa ka socda hada deegaanada Ceel-gaal, Jantewkuwindishe, iyo Garoonka Diyaaradaha oo ay saakay qabsadeen ciidamo daacad u ah kuwa dowlada. Afhayeen u hadlay ciidamada dowlada ayaa sheegay in ay hada gacanta ku hayaan Ceel-gaal, iyo Garoonka Diyaaradaha iminkana uu dagaalku ka socdo deegaanka Jante-kuwindishe... -
Indho-cadde:”Qaraxii na loo dhigey, madaxtooyada ayaa laga soo abaabulay…” SHIR JARAA’ID
Posted on May 29, 2010 | No CommentsWasiiru dawlaha gaashaandhiga dawladda KMG ah Sheekh Yuusuf Maxamed Siyad Indha Cadde oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamadda dawladda KMG ah inay ka danbayeen qaraxii habeen hore lagula eegtay isaga iyo wasiiro kale wadada shaqaalaha ee magaalada Muqdisho. Indhacade ayaa... -
Dooni Burcad badeed xoog looga furtey.
Posted on May 29, 2010 | No CommentsSida lagu daabacay wakaaladda wararka ee dalka Yemen waxay ciidamadda badda ee dalka Yemen ee qaybta ka ah ololaha caalamiga ah ee ka hortaga burcadda baddaha soo furteen dooni kaluumaysi oo laga lahaa dalka Yemen oo ay la socdeen sagaal badmaax iyagoo dhanka kale ay...