UserOnline
Archive for April, 2010
-
Mid ka mid taliyeyaasha ciidamada dowlada oo beeniyay in ciidamada Kenya lagu tababaray ku biireen Mucaaradka.
Posted on April 30, 2010 | No CommentsGololey 30 April:-Taliyaha Ciidamada Lugta ee Dowlada KMG Soomaaliya Col. C/llaahi Caraaye Cosoble (Gacmo Dule) ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay war ay qortay wakaalada Wararka Dowlada Mareykanka ee lagu magacaabo AP taasoo ahayd in ciidamo Dowlada ka tirsan ay ku... -
Sedexda Mas’uul ee ugu sareysa dowlada federaalka oo si wadajir ah war u soo saarey. 30/04/10
Posted on April 30, 2010 | No CommentsGololey 30 April:-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Sheikh Aden Maxamed Nuur iyo Ras’iisul Wasaaraha Xukuuadda FKMG, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali-Sharmaarke waxay mahad ballaaran u soo jeeddinayaan dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo ergeyga... -
Madfac ku dhacay xafiiska Al-jazeera ee Muqdisho.
Posted on April 30, 2010 | No CommentsMadfac habow ah ayaa ku dhacay dhismaha ay magaalada Muqdisho ku leedahay TV-ga Af carbeedka ku hadla ee Al-jazeera. Sida lagu daabacay web site-ka Aljazeera wakiil wareedka TV-gaasi ayaa sheegay in guriga xafiiska u ah Aljazeera uu madfaca haleelay, iyadoo uu ruxay dhismaha, jejebiyayna daaqadaha... -
ROCHESTER: DHIBKA IYO FOWDADA JOOJIN-WEYNAYE MADAXWEYNUHU HAKALA DIRO XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA KMG AH
Posted on April 30, 2010 | No CommentsWaxaan aad u soo dhoweyn lahay haddii uu ka dhabeeyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed, kala dirida Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku faana fowdada, ficil-tanka raqiista ah iyo ilaalinta dana-hooda gaarka ah oo qura, iyadoo uu shcabkii Soomaliyeed oo ay metalaayeen uu yahay 98% mid dhintay... -
Nin Aan seexan karin, asagoon telefan ku wicin ugu yaraan 10 Gabdhood.
Posted on April 30, 2010 | No CommentsNin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uusan seexan karin habeenkii ilaa uu telefan kula hadlo gabdho, si uu codkooda u dhegeysto, ugu dambeyntiina u seexdo. Wiilkan oo aan la sheekeysanay ayaa sheegay in habeen kasta ay qasab tahay in taleefankiisa... -
Dowlada midnimda qaran:- Ma laga gaaray ujeedadii laga lahaa mise waa lagu fashilmay? 30/04/10
Posted on April 30, 2010 | No Comments31-kii bishii Janaury ee sanadkii 2009-ka oo ay ka soo wareegatay muda sanad iyo saddex bilood ah waxa ay aheyd maalintii Madaxweyne Shariif loo dhaariyey xilka madaxweynenimada Soomaaliya kadib markii habeenkii ka horeeyey maalinkaasi uu ku guulaystay codbixintii laga qaaday baarlamaankii ugu tirada badnaa ee... -
Dowlada midnimda qaran:- Ma laga gaaray ujeedadii laga lahaa mise waa lagu fashilmay?
Posted on April 30, 2010 | No Comments31-kii bishii Janaury ee sanadkii 2009-ka oo ay ka soo wareegatay muda sanad iyo saddex bilood ah waxa ay aheyd maalintii Madaxweyne Shariif loo dhaariyey xilka madaxweynenimada Soomaaliya kadib markii habeenkii ka horeeyey maalinkaasi uu ku guulaystay codbixintii laga qaaday baarlamaankii ugu tirada badnaa ee... -
Inter oo Difaacii ugu Yaabka Badnaa Caalamka Biriijka Guusha kaga Tallowday Barcelona
Posted on April 30, 2010 | No CommentsMADRID,Kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga, ayaa difaacii ugu layaabka badnaa markii ugu horreysay muddo 38 sanno ah ku gaadhay faynalka tartanka horyaalka kooxaha Yurub, kadib markii ay daaqadda ka tuureen kooxdii adduunka horboodaysay ee Barcelona oo iyagu koobkan haysatay. Inter Milan oo hal saacad... -
khasaare badan oo ka dhashay Qarax ismiidaamin oo ka dhacay dalka Ciraaq
Posted on April 30, 2010 | No CommentsQarax ismiidaamin oo lagu fuliyay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay caasimada wadanka Ciraaq ee Baqdad ayaa sababay dhimashada in kabadan 8 qof,iyadoona ugu yaraan labaatan kale ay ku dhaawacmeen . Qaraxa ismiidaamin ee gaariga ayaa lala beegsaday goob khamriga lagu gado oo ku taal... -
Ciidamada bada France oo burburiyay dooni gacantana ku dhigay B/badeed.
Posted on April 30, 2010 | No CommentsMarkab dagaal oo ay ciidamada bada France leeyihiin ayaa burburiyay dooni ay B/badeedu lahaayeen xili ay mraysay meel 438 Mile u jirta xeebaha Soomaaliya,waxaana ay gacanta ku dhigeen 11 Burcad badeed ah oo saarnaa doonidaas. Markabka dagaalka Nivose light ayaa goor dambe oo maalinimadii khamiista...