UserOnline
Archive for March, 2010
-
Shabaabka oo ku amray beelaha dega Bay & Bakool iney hubkooda soo wareejiyaan, si loogu furto Masaajidka Al-Aqsa ee Yuhuuda xooga ku heysato
Posted on March 31, 2010 | No CommentsWaaliga Al-Shabaab ee gobolada Bay iyo Bakool Mahad C/kariin ayaa amar ku siiyey beelaha dega gobolkaas ee aan wali hubkooda soo wareejin in sida ugu dhakhsiyaha badan ku soo dhiibaan hubkooda, si buu yiri loogu xoreeyo Falastiin. Horjooge Mahad ayaa ugu baaqay beelaha qaar ee... -
Madaxa suuqa saamiyada Amsterdam oo ka shaqada ka tagaya
Posted on March 31, 2010 | No CommentsGuddoomiyaha suuqa saamiyada ee magaalada Amsterdam Joost van der Does de Willebois ayaa lagu wadaa inuu iscasilo 1-da June ee soo socota ka din shan sano oo uu howshaasi soo hayey. Waxaa badeli doona booskiisa ninka la yiraahdo Cees Vermaas, oo 45 jir ah, kaasoo... -
Ciidamadii ugu badnaa Al-Shabaab oo buuxiyay Jubooyinka.
Posted on March 31, 2010 | No CommentsWarar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa Xarakada Al- Shabaab ay buuxiyeen gobolada Jubooyinka, xilli deegaano ku dhow dhow xuduuda Kenya iyo Soomaaliya abaabulo ay ka socdaan. Wararka waxa ay leeyihiin ciidamadan ayaa ka kala tagay Magaalada Muqdisho iyo... -
Puntland maxkamad xukuno fulisay
Posted on March 31, 2010 | No CommentsWaxaa maanta la horkeenay maxkamada darajada koowaad ee Gobolka Bari kooxo loo haysto dambiyo kaladuwn oo u badnaa afduub ay gaysanlahaayeen iyo dambiyo kaladuwan. Kooxdan loo haysto dambiyada ayaa ahaa dhalinyaro lagu soo eedeeyay in ay afduub u gaysan lahaayeen shirkada diyaarada ee DALLO Airline,... -
Wargeysyada Maxay ka qoreen Ciyaaraha?.
Posted on March 31, 2010 | No CommentsNaadiyada Chelsea iyo Tottenham ayaa waxay indhaha ku hayaan in ay u dhaqaaqaan xidiga kooxda Everton Steven Pienaar . xidigaan oo lagu qiimeeyo lacag dhan 13 Milyan ayaa waxaa lala xiriirinayaa in uu doonayo xiliga soo aadan in uu ka cayaaro koobka horyaalada Yurub Uefa... -
Sheekh Shariif Muxuu kala hadley Ra’iisal wasaaraha Itoobiya?.
Posted on March 31, 2010 | No CommentsMadaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray dalka Itoobiya, gaar ahaana magaalada Addis Ababa, isagoo la kulmay isla markiiba Raysalwasaaraha dawladda Itoobiya Meles Zanewi oo ay horay balan ulahaayeen. Madaxweynaha KMG ah oo ka qeybgalay shir madaxeedkii Carbeed ayaa uga warbixiyay... -
Mourinho oo ka deyriyay Seria A
Posted on March 31, 2010 | No CommentsTababaraha kooxda Inter Jose Morrinho ayaa waxaa uu ka hadlay mustaqbalkiisa kubadda cagta Tlayniga. Macalinkaan reer Portugal ayaanan sir ka dhigin sida uu u doonayo ka tagistiisa kubada cagta Talyaaniga isla markaana uu dib mar ugu soo laaban doono dalka Ingiriiska. “aniga ma jecli kubada... -
Amsterdam: 90 Euro oo la gaanaxayo qofkii gumad sigaar dhabaha ku tuura.
Posted on March 31, 2010 | No CommentsUrurka ka hortaga nadafad-darada dalka Netherlands, ayaa isagoo kaashanaya golaha degmada Westerpark ee magaalada Amsterdam waxa uu qaaday olole lagu mamnuucayo in gumadka sigaarka (meesha dambe ee sigaarka ee la iska tuuro) in lagu tuuro wadooyinka. ururkan ayaa sheegaya in tiro-koob ay sameeyeen ay ku... -
Netherlands; Shilalka xiliga qaboobaha oo sare u kacay
Posted on March 31, 2010 | No CommentsDalka Netherlands, in ka badan 36,000 oo ruux ayaa laga daweeyey dhaawacyo soo gaaray intii lagu guda jiray Winter-ka ama Jiilaalka sanadkan ee ugu mudada dheeraa oo uu dhacay baraf iyo qabow xoog leh oo celcelis ahaan ka badan sideed jeer xiliyadii hore, sida ay... -
R/wasaaraha Suuriya oo ka dalbaday TFG-da in ay ka shaqeyso sii deynta Badmaaxiin Suuriyaan ah oo burcad badeedu ay ugu hanjabeen dil.
Posted on March 31, 2010 | No CommentsWargeyska Alwatan ee ka soo baxa wadanka Suuriya ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda Suuriya ay ka dalbatay dowladda KMG ah ee Soomaaliya inay fara gelin ku sameyso burcad badeeda si ay u siidaayaan Badmaaxiinta Suuriyaan-ka ah oo intooda badan ka soo kala jeeda Magaalada...