UserOnline
TV Archive
-
Somali Islamist receive reinforcement for “final massive” push to oust govt
Posted on September 1, 2010 | No CommentsAl-Shabab Islamic Movement has announced “final massive” attacks against the transitional government and the AU peacekeepers in Mogadishu as “more militants” from southern and southwestern regions arrive in Mogadishu, reports privately-owned independent Radio Simba. The additional forces meant to “reinforce Al-Shabab fighters in Mogadishu arrived... -
Daawo Wararka oo Muuqaal ah
Posted on June 1, 2010 | No CommentsRiix Halkaan Si aad u hesho wararka oo Muuqaal ahm Riix Halkaan Si aad u hesho wararka oo Qoraal ah Riix Halkaan Si aad u dhegeysto Wararkii oo Maqal ah Riix Halkaan Si aad u aragtidaada u dhiibato -
Wiil yar oo leh faro ka badan Faraha dadka leeyihiin
Posted on April 3, 2010 | 1 CommentIsbitaal ku yaala dalka Shiinaha gobolka Liaoning, lagu soo bandhigey wiil 6 sano jir ah, kaas oo ku dhashey faro ka badan inta caadiga ah ee binu’aadamku ku dhasho, wiilka ayaa ku leh labada cagood 16 farood, kuwaas oo u muuqda in aysan lahayn wax... -
Digniin iyo talo ku socota maamulka sare ee Dahabshiil.03/04/10
Posted on April 3, 2010 | No CommentsKooxaha Khawaarijta Al-Shabaab waxay qorsheeynayaan inay weerar ku qaadaan degaanada ay ka arrimiyaan Ahlusuna Wal Jamaaca waxaana xusid mudan in lacag dhan Shan boqol oo kun oo dollar uu bixiyay Maamulaha Dahabshiil ee Koofurta Somalia Cabdullahi Nuurre Aawdiini. Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal Jamaaca waxay xaqiijinayaan in... -
Muqdisho oo maanta ku hilib weydey Awaamiir ay bixiyeen Al-Shabaab.3/04/10
Posted on April 3, 2010 | No CommentsBulshada rayidka ah ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay cabasho xoogan ka soosaareen Hilib la’aan ka taagan Magaalada Muqdisho ka dib markii Kawaanleyda Magaalada Muqdisho ee keeni jiray Hilibka ay sheegeen in aanay jirin wax neefaf ah oo ay Qaleen maanta. Waxay intaasi ku dareen Kawaanleyda... -
Shil Gaari oo ka dhacay Boosaaso.03/04/10
Posted on April 3, 2010 | No CommentsWaxaa saaka abaara 07:30 subaxnimo ka dhacay soogalootiga magaalada bosaso Gaar ahaan Kontorolka laga soo galo magaalada Bosaso shil gaari oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac . Shilkaasi gaari ayaa sababay Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa inta la’ogyahay shilkaas gaari ku... -
Xisbul Islaam:” Usama ayaan Muqdisho keeneynaa..”
Posted on April 3, 2010 | No CommentsMaamulka Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta sheegay in gudaha dalka Soomaaliya ay ku marti qaadayaan hadii ay u suuragasho hogaamiyaha Ururka Al Qaacida Sheekh Usaama Bin Laadin. Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo ah gudoomiyaha maamulka Xisbul Islaam ee gobalka Banaadir oo Galabta... -
Madaxweynaha Maraykanka oo cunaqabataynta Iiraan u baadi goobaya taageero.
Posted on April 3, 2010 | No CommentsMadaxweynaha Maraykanka Brack Obama ayaa taageero uga raadinaya qaar ka tirsan dowladaha caalamka cunaqabatayn la saaro Iiraan,iyadoona uu maalinimadii shalay khadka taleefonka Obama taageero cunaqabatayn lagu saaryo Iiraan ku weydiistay madaxweynaha China Hu Jintao. Obama waxaa uu sheegay in uu kala hadlay dhigiisa China sidii... -
At Least 11 Dead in Somali Violence. 03/04/10
Posted on April 3, 2010 | No CommentsMedical officials in Somalia say fighting in several parts of the capital, Mogadishu, has left at least 11 civilians dead. The officials say the fighting Friday between government forces and Islamic insurgents took part in both northern and southern areas of the city. Medical workers...