Youth Archive

  • Somali Islamist receive reinforcement for “final massive” push to oust govt

    Somali Islamist receive reinforcement for “final massive” push to oust govt

    Al-Shabab Islamic Movement has announced “final massive” attacks against the transitional government and the AU peacekeepers in Mogadishu as “more militants” from southern and southwestern regions arrive in Mogadishu, reports privately-owned independent Radio Simba. The additional forces meant to “reinforce Al-Shabab fighters in Mogadishu arrived...

    Full Story

  • Daawo Wararka oo Muuqaal ah

    Daawo Wararka oo Muuqaal ah

    Riix Halkaan Si aad u hesho wararka oo Muuqaal ahm Riix Halkaan Si aad u hesho wararka oo Qoraal ah Riix Halkaan Si aad u dhegeysto Wararkii oo Maqal ah Riix Halkaan Si aad u aragtidaada u dhiibato

    Full Story

  • Nin Aan seexan karin, asagoon telefan ku wicin ugu yaraan 10 Gabdhood.

    Nin Aan seexan karin, asagoon telefan ku wicin ugu yaraan 10 Gabdhood.

    Nin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uusan seexan karin habeenkii ilaa uu telefan kula hadlo gabdho, si uu codkooda u dhegeysto, ugu dambeyntiina u seexdo. Wiilkan oo aan la sheekeysanay ayaa sheegay in habeen kasta ay qasab tahay in taleefankiisa...

    Full Story

  • Aroosad Nasiib darro ku dhacdey?

    Aroosad Nasiib darro ku dhacdey?

    Gabar lagu magacaabo Mulki Maxamed Xasan oo degen deegaanka Ceelasha biyha ee duleedka magaalada Muqdiho ayaa loo dhigey xaflad aroos aad u sareysa todobaadkii hore, kadibna loo guuriyay casir gaabkii xaafada labo dhagax, degmada Wardhiiglee ee gobolka BAnaadir. Isla habeenimadii ayay dhacdey in madaafiic aan...

    Full Story

  • Nin gabar ay jaceyl wadaagayeen dhaawacay… waa maxay sababta?

    Nin gabar ay jaceyl wadaagayeen dhaawacay… waa maxay sababta?

    Wiil magaciisa lagu sheegay Xasan, kana mid ah dhalinyarada degan degmada Wadajir ee gobolka BAnaadir ayaa dhaawac xun gaarsiiyay gabar ay saaxiibo ahaayeen. Xasan ayay wararku sheegayaan in uu Tooreey ku dhaawacay gabadha oo lagu magacaabo Leylo Cabdi, kadib markii uu aad uga caroodey balan...

    Full Story

  • Two Broadcasters, A Multitude of Youth Voices

    Two Broadcasters, A Multitude of Youth Voices

    April 2010 – Issue #16 On Sunday, 7 March 2010 radio and television audiences around the globe tuned in as local stations took part in the 19th annual International Children’s Day of Broadcasting (ICDB). The goal was to create special programming that focused on children’s...

    Full Story

  • Wiil yar oo leh faro ka badan Faraha dadka leeyihiin

    Wiil yar oo leh faro ka badan Faraha dadka leeyihiin

    Isbitaal ku yaala dalka Shiinaha gobolka Liaoning, lagu soo bandhigey wiil 6 sano jir ah, kaas oo ku dhashey faro ka badan inta caadiga ah ee binu’aadamku ku dhasho, wiilka ayaa ku leh labada cagood 16 farood, kuwaas oo u muuqda in aysan lahayn wax...

    Full Story

  • Aaden MAdoobe oo Istambul kaga warbixiyay safarkiisa. 04/04/10

    Aaden MAdoobe oo Istambul kaga warbixiyay safarkiisa. 04/04/10

    Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Mudane Sh. Aadan Max’ed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo oo safaro shaqo ku kala bixiyay Dalalka Turkey-ga iyo Spain ayaa ku hakaday Degida Diyaaradaha Ataturk İnternational Airport ee Magaalada İstanbul Dalka Turkey-ga.   Waxaa qeybta VİP-da ee garoonka ku soo dhoweeyey Masuuliyiin...

    Full Story

  • Full Story

  • Daaryeer iyo Eey Saaxiibo ah

    Daaryeer iyo Eey Saaxiibo ah

    Daaryeerkan iyo Eyga, ka muuqda Sawirka waa saaxiibo aan marna dagaalin, is markaasina mar kasta ciyaaro, ciyaaro ay farxadi ku jirto.

    Full Story