Main Menu

Website Statistics

Members : 4
Content : 2132
Content View Hits : 410002

Radio Gololey Online

rado.jpg - 3.61 Kb

Gololey Radio (RIIX) NEW

Dhegeyso Wareysiyadii

Sheeko Gaaban

sheekoyin1.jpg - 20.40 Kb

Qeybta: 1aad, 2aad New

Xafladi furitanka Olympikada

  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008
  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008
  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008
  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008
  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008
  • Xafladii furitaanka ee Olympicada 2008

Global News

googlenews.gif - 2.28 Kb

Global News in

One click

Cod Bixin -

Garabka Cusub ee maxkamadaha ka jabey, lana baxay Mujaahidinta Raaskanbooni waa maxay saameynta ka dhalan karta?
 

Login Form



Links

Yaa diley Dacar


Designed by:
Boondheere.net
Dagaal Galabta Ka Dhacay Magaladda Muqdisho PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Qamiis, 21 Janaayo 2010 20:33

(War degdeg ah) Magaalada Muqdisho waxaa galaba ka bilowday iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo kooxaha ka horjeeda, iyadoo xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ay isku weydaarsadeen madaafiic iyo hoobiyayaal xilli ay dadka rayidka ah guryahooda u hoyanayeen.

Sii aqriso...
 
Maanso Diiwaanka kuma arag PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Qamiis, 21 Janaayo 2010 18:59
Maansadan waxeey daba socotaa maansadii danasheeg,waana mid ka mid ah Diiwaanka Deeleeyda Qarniga 21aad. Waxay kale oo iyadana qaybo ka mida jawaab u yihiin  maansadii diiwaanka ugu danbaysay ee dariiqeen ku gaarnaa waxaan wada ognahay in umadeena iyo dalkeena iyo dadkeena soomaaliyeed dhamaantood walaalo
Somalidu waa Dad isku Diin,Dhaqan iyo Af ah oo isku jinsi ah oo ku heshiin la' Maamulka iyo Horuumarinta Dalkooda,ayada oo eey jiraan Dalal Dadkoodu kala Diin,Dhaqan iyo Af yihiin oo ku heshiis ah danta guud eey wadaagaan si eey horuumar u gaaraan.
Sii aqriso...
 
Ciidamada Dowladda KMG oo dhac ku haayo dadka ku safaro wadada isku xirto Ex,control iyo Villa Somali. PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Qamiis, 21 Janaayo 2010 08:48

Ciidamada Dowladda KMG oo dhac ku haayo dadka ku safaro wadada isku xirto

Ex,control iyo Villa Somali.

Dadweynaha ku safro halkaas ayaa dhibaato badan kala kulmo marka ay dhex marayaan

meelaha ay ka taliyaan ciidamada Dowlada ee ka howlgalo halkaas taasi oo sababto

welel ay ka qabaan in laga dhaco waxa ay wataan.

Sii aqriso...
 
Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in rag la shaqeeya FBI-da Mareykanka ay ka mid yihiin kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 22:03

Mogadishu Wednesdya 20 January 2010 SMC

Waxaa maanta shir jaraa’id qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee ururkan Macallin Xaashi Max'ed Faarax oo sheegay inay jiraan dad ku dhexjira oo la shaqeeya Ciidamada FBI-da Mareykanka.

“Waxay isku ekeysiiyaan inay ka mid yihiin Mujaahidiin soo halgantay, balse waa kuwo la shaqeeya FBI-da Mareykanka” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee ururkan Macallin Xaashi Max'ed Faarax

Sii aqriso...
 
Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in rag la shaqeeya FBI-da Mareykanka ay ka mid yihiin kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 22:03

Mogadishu Wednesdya 20 January 2010 SMC

Waxaa maanta shir jaraa’id qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee ururkan Macallin Xaashi Max'ed Faarax oo sheegay inay jiraan dad ku dhexjira oo la shaqeeya Ciidamada FBI-da Mareykanka.

“Waxay isku ekeysiiyaan inay ka mid yihiin Mujaahidiin soo halgantay, balse waa kuwo la shaqeeya FBI-da Mareykanka” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee ururkan Macallin Xaashi Max'ed Faarax

Sii aqriso...
 
Midowga Yurub oo sheegay in aysan cunaqabateyn saareyn dekadaha ay maamulaan dhinacyada ka horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya. PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 13:14

Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan jirin wax cunaqabateyn ah oo ay ku rogeen dekadaha ay gacanta ku hayaan dhinacyada ka soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya xili dhawaan midowga Africa qaraarkaasi uu u gudbiyay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay.

Kulan ay qaateen madaxda Ururka Midowga Yurub oo ka dhacay wadanka Spian ayaa waxaa ay isku raaceen in gabi ahaanba aysan xayiri doonin dekadaha ay gacanta ku hayaan dhinacyada ka soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya.

Sii aqriso...
 
Xildhibaan Saalax Badbaado “Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa lunsaday Mushaaraadkii Baarlamanka”. PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 13:06

Mudanyaal katirsan Baarlamanka dowlada KMG Somalia ayaa eedayn kulul u jeediyay Gudoomiyaha Baarlamanka dowlada Federaalka Sheekh Aadan Madoobe.

Xildhibaan Saalax Badbaado oo katirsan Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa sheegay in Mushaaraadka Xildhibaanada uu Lunsado Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Saalax Badbaado oo lahadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Mushaar la’aanta haysata Xildhibaanad ay timid kadib Musuq maasuq uu ku kacay Afhayeenka Baarlamanka sida uu hadalka u dhigay.

Sii aqriso...
 
Dhawacyo wax looga qaban waayay gudaha Magaalada Muqdishu oomaanta dibada loo dhoofiyay PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 11:50

Dowladda KMG  ee soomaaliya oo manta ka dhoofisay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdishu dhawacyo wax looga qaban waayay gudaha Somalia.

Sii aqriso...
 
Dowladda Somalia oo sheegtay in ay wax laga xumaato tahay hadalkii ka soo yeeray dowladda Kenya. PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 07:50

 Dowlada KMG ayaa ku tilmaantay hadalkaas in uu yahay mid aan laga fiirsan sida ay sheegatay Wasaarada Arimaha Dibada

Sii aqriso...
 
Muqdishu oo si weyn looga soo dhaweyay hadalkii loogu baaqay Siyaasiyiinta Somalida. PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Arbaca, 20 Janaayo 2010 07:43

Magaalada Muqdishu oo si weyn looga soo dhaweeyay hadalkii ka soo yeeray Dowladda Kenya kaasi oo loogu baaqay Xildhibaanda ku sugan halkaas in ay ku laabtaan dalkooda ama ay iska dhiibaan xeryahay Qaxootiga.

Sii aqriso...
 
Warbixin Yaa ka danbeeya Qorshaha Dawlada Kenya Dadka Soomaalida ah ku xirxirayso PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Talaada, 19 Janaayo 2010 20:30

Nayroobi Gololey Online News:- Magaalada Nayroobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa wali waxaa ka socda hawlgalkii ay wadeen Ciidamada Amaanka ee wadanka Kenya ee lagu xirxirayay dadka Soomaalida.

Hawlgalkan dadka lagu qabqabnayo waxaa ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka dawlada KMG ah ee Soomaaliya, Saraakiil Ciidan oo Soomaali ah oo caan ah, siyaasiyin horey dawlada KMG ah ee Soomaaliya uga tirsanaan jiray sidoo kale shacab rayid ah ayaa ku jira dadka la qabqabanayo.

Sii aqriso...
 
Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo caawa si xun loogu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee xaru PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Talaada, 19 Janaayo 2010 20:19

Mudane ka tirsan Barlamaanka Puntland ayaa caawa waxaa si xun loogu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dhaawacay Maxamed Cali Jabriil Dhaqane oo kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka Puntland .

Sii aqriso...
 
Kenya oo ugu baaqday Xildhibaanada in ay is dhiibaan ama ay isaga baxaan dalkooda. PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Talaada, 19 Janaayo 2010 20:02
Dowlada Kenya ayaa ugu baaqday mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee sida gurigooda oo kale u degan hoteelada magaalada Nairobi in ay ku laabtaan magaalada Muqdisho ama ay iska dhiibaan xerooyinka qaxootiga dalkaasi Kenya.

Wasiirka Socdaalka dalka Kenya Otieno Kajwang oo maanta wareysi siiyey BBC-da ayaa ku booriyey xildhibaanada iyo wasiirada dowlada TFG ee jooga Nairobi in ay iska dhiibaan xerooyinka qaxootiga Dhadhaab iyo Ifo ee Kenya hadii kalana ay dalkooda ku laabtan si ay u dhisaan.

Sii aqriso...
 
Xarakatul Shabaab ayaa manta soo bandhaigay ciidamo ka soo goostay Dowladda PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Talaada, 19 Janaayo 2010 13:56

 Xarakatul Shabaab ayaa manta soo bandhaigay ciidamo ay sheegeen in ay ka soo goosteen dowladda KMG  Somalia.

Sii aqriso...
 
Ururka Xisbul Islaam ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Kenya PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Talaada, 19 Janaayo 2010 10:01

Ururka Xisbul Islaam ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Kenya kadib markii ay Xabsiyada u taxaabtay Somali fara badan.

Sii aqriso...
 
Malaayiin doolar oo sababtay dhimasho iyo dhawac PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Talaada, 19 Janaayo 2010 09:44

Wararka naga soo gaaray Degmada Xarardheere ayaa sheegayo in halkaasi qalalaaso dagaal ka taagan yahay kadib markii ay kooxaha ku can baxay qafaalashada Maraakiibtay ay isku dagaaleen lacago ay u heleen madax furasho.

Iska horimaad hubeysan ayaa kooxo burcad beed somaliyeed ku dhexmaray dagmada xarardheere oo ka tirsan gobolka Mudug iyada oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay madaafiic ku jirto sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah waxaana lagu arkayaa magaalada Ciidamo aad u fara badan iyo Gaadiidka dagaalka oo halkaas ku soo qulqulaayo.

Sii aqriso...
 
Sigaarka iyo Dhibaatooyinka uu dhaliyo PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Isniin, 18 Janaayo 2010 23:20

Waa xubin gaar ah oo aan ku eegayno cabista sigaarka. Waxaana ka sheekaynaya qaar ka tirsan dadka sigaarka caba iyo dhakhtar Soomaali                                                                                                                                                  Cabista sigaarka ayaa ah aafo si gaar ah u haysata kan caba, oo hadana dhibaato weyn ku ah kuwa uu ku ag-cabo. Dhibaatada caafimaad ee sigaarku dhaliyo ayaa ah mid aan laga waaqsan karin, waxaana dheer dhibaatada dhinaca dhaqaalaha. 

Sii aqriso...
 
YASTAAHIL PDF E-mail
Waxaa qorey Xafiiska Wararka Muqdisho GON   
Isniin, 18 Janaayo 2010 18:33

Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Allaa mahad leh, nabad-gelyo & naxariisi nabigennii Muxammad korkiisa ha ahaato.

Waxaan eegay bogga Al-jazeera qeybtiisa carabiga, waxaan isha la raacay maqaaladii ay ka qoreen caalamka. Maqaal xiiso aad ah ii lahaa ayaan sii akhriyay. Waa wasiirkii difaaca ee Isra’el oo booqasho ku jooga Turkiga . Isra’el-na waxay sheegtay in booqashada wasiirkoodu ku saabsan yahay sidii loo soo celin lahaa xiriirkii ka dhaxeeyay labadaas waddan. Oo goormuu xumaaday xiriirkoodu? Inkastoo waayadanba iska xumaa haddana waxay arrintu cirka isku sii shareertay markii masuul ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibedda ee Israe’l uu wax ka sheegay safiirkii Turkiga ee Tel-aviv joogay.

Sii aqriso...
 
Golaha Wasiirada Dowladda KMG oo maant yeeshay shir albaabadu u xiranyahay PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Isniin, 18 Janaayo 2010 13:24

Golalaha wasiirada dowlada KMG Soomaliya oo maanta shir ay yeeshay ku meel mariyay lacago cusub oo dowlada Soomaliya ay ku samaysaneyso wadanka Sudan.

Sii aqriso...
 
Xisbul Islaam oo sheegay in uu xaq ahaay qarixii Hotel Shamow PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Isniin, 18 Janaayo 2010 06:28

Afhayeenkii hore ee Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in uu xaq ahaay qaraxii Hotel Shaamo 3 Decmber ee lagu laayay ardaydii Jamacada Banadir iyo qaarka katirsanaay Wasiirada dowlada Somalaiya.

Sii aqriso...
 
dadka reyadka ah ee ku nool waqoyiga Muqdsihu oo ka cabanay dagalada iyo duqeymaha kus sii bahyo PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Isniin, 18 Janaayo 2010 05:53

Dadka ku nool Degmoyinka Woqiyga Magaalada Muqdishu ayaa ka cabanyo dagaalada ka taagan halkaas sida ay

sheegeen dad kooban oo ku nool halkaas.

Sii aqriso...
 
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Somalia iyo dadkale oo faraban ayaa ladhigay xabsiyada dalka Kenya PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Isniin, 18 Janaayo 2010 05:48

Raaf balaaran oo lagu qaaday Somalida degan Xaafada Islii ee Dalka Kenya.

Sii aqriso...
 
Qorshaha Al Shabab ee Sanadka 2010 uu ka warbixnaayo Afhayeenka Alshabab Sheikh Cali PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Axad, 17 Janaayo 2010 23:07

Qorshaha Al Shabab ee Sanadka 2010 uu ka warbixnaayo Afhayeenka Alshabab Sheikh Cali 

Halkaan ka Dhageeyso

 
Maanso ka mid ah Diiwaanka Cusub ee Silsilladda Deyleydda Qarniga 21aad PDF E-mail
Waxaa qorey Gololey Online News   
Axad, 17 Janaayo 2010 22:37

maansadii dariiqeen kugaarnaa?

maansadaan waxaan ugu talagalay in aan uga qeyb qaato silsilladda deeleyda

qarniga 21aad ee ay inoo fureen abwaaniinta da'da yar ee soomaaliyeed.

maansadan waxey bahwadaag latahay kuwii horey ubaxay waxeyna

kahadleysaa dhibta somalida ragaadisay.

Sii aqriso...
 
Iska horimaad mudo kooban socday oo ka dhacay garoonka Diyaarada ee Moqdishu. PDF E-mail
Waxaa qorey C/laahi Massago   
Axad, 17 Janaayo 2010 13:44

Iska horimaad dhex maray ciidamada Amison iyo kuwa dowlada oo hakad geliyay howlihii garoonka Aadan Cadde

Sii aqriso...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 82

Taariikhda


iid

Ciyaaraha (Sports)

cayaaraha1.jpg - 8.56 Kb

Ciyaaraha  Coming Soon

somali_sports1.jpg - 4.53 Kb

Most Readed

Wareysi

shekh_sharif.jpg - 14.39 Kb

"Shacabka in go'd

oomiyomaaha"

Shariifka

Add to: JBookmarks Add to: Facebook Add to: Windows Live Add to: Icio Add to: BoniTrust Add to: Power-Oldie Add to: Digg Add to: Del.icoi.us Add to: Yahoo Add to: Blogmarks Add to: Google

Intee Aqrisaneeso GON

Waxaa inoo marti ah 4 marti online
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterMaanta82
mod_vvisit_counterShaley337
mod_vvisit_counterTodobaadkan419
mod_vvisit_counterBishan2742
mod_vvisit_counterKuli208739